Hadhwanaag News

.
TAWAKAL EXPRESS Oo Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo La Yidhaa Etawakal Kaasi Oo Dhawaan Ay Soo Kordhisay Hormood-na Ka Noqotay + Xubno Shaqaalaheeda Ka Tirsan Oo Tabobar Loo Soo Xidhay Shahaadooyinna La Guddoonsiiyey (SAWIRRO XUL AH/DHAGAYSO)

Diinta & nolosha (2aad) Taqwada. Ubayya wuxuu yidhi: haa waa sidaas taqwadu waa in guntiga loo gaabsado daacada Alle lana eego xalaasha iyo xaaraanta
Wednesday, July 23, 2014.

Wasiirka Mohamed Biixi waa khayin al-wadan Traitor ee sua'ashan shicibka ha uuga jawaabo By Abdi Mustafe Mohamed Biixi in uu maanta si hawl yar u yidhaa June 12 baan la shiray Nicholas Kay oo casuumad baan u fidiyay
Wednesday, July 23, 2014.

Fursad mihim ah : Bahda Khayrka Beeshii Rasuul Iyo Barashadii Diinta Bismilaahi Weeyaan Halkii Laga bilaabaaye Bushaaraan Sidaa Baratanaan Baaq Isleeyahaye. Hadab si aynu uxidhiidhno soo garaac tellifoonadan: 00252634012141 Mobile. 00252659344448 Mobile.
Wednesday, July 23, 2014.

Walaal Dar ilaahay usoo caawi adiga ka faa'iday Sanaya Bisha Ramadaan Qofkasta muslim ah waxa ku waajiba inuu caawiyo walaalihiisa taagta daran
Wednesday, July 23, 2014.

Gaza Gabay. marka hore gabaygani maaha kii u horeeyay ee aan kaga hadlayo dhibaatada yuhuudu ku hayso muslimiinta reer FALASTIIN
Wednesday, July 23, 2014.

Geelaa markuu daran yahay laba nin duugtaayee laba nin duugtaayee Mid Aaan ka ahayni ku Wanaagsanayn In Laba nin wada daran doorido. Hadaba Waxaa is weydiin mudan kun dhidar ee is wada
Wednesday, July 23, 2014.

Dawlada Somaliland Halkay Ku Ilowday Abaaraha Ba’an Ee Ku Dhuftay Degaanada Bari Ee Gobolka Awdal Hadaba iyada oo taasi jirto, deegaanada intaas leegna ay abaartu ku habsatay, hadana wali lama hayo gar-gaarkii dawladnimo
Wednesday, July 23, 2014.

Aqoon La'aanta Masuuliyiinta Ugu Saraysa Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Sababi Karta In Dawlada Sucuudigu Inaga Joojiyaan Xoolaha. Sida lawada ogyahay mudo afar bilood laga joogo waxa dalka lagu soo celiyey ilaa afar kun oo geela oo ka dhooofay dekeda Berbera
Wednesday, July 23, 2014.

Yaa U Aano Ah Xoolaha La Soo Celiyey.Qalinkii: Dr. Nimcaan Cabdillaahi Rashiid Haddaba waxaan qabaa in Xoolaha nool yihiin loona aqoonsado Hanti qaran (National asset) loona baahan yahay in si adag loo ilaaliyo daryeelkooda
Wednesday, July 23, 2014.

Dhamaan umada reer Somaliland , gaar ahaan Beesha Axmed Faarax Biciide iyo Reer Dhunkaal Axmed Yare waxaan uga tacsiyadeynayaa geerida ku timid Chief Caaqil Abokor Xassan
Wednesday, July 23, 2014.

Somaliland Waxa Lagu Badbaadin Karaa By Mukhtar Cilmi somaliland iyado maanta la og yahay heerka shaqo la'aanta ka jirta iyo sixir barabarka naafeeyey danyarta shacabweynaha
Wednesday, July 23, 2014.

Hugaad Xidhato Weeyaan, Dhulkuye Hoos Ha Loo Dayo. W/Q:Ismail Abdillahi Handuleh -HAWDKEENII CALEENTA IYO LAHAA,HAMASKA DEEGAANTA, HADHAC GEEDA OO LA HADHSADAA,MAANTA MUU HADHIN,
Wednesday, July 23, 2014.

Who Should Replace Somaliland Ambassador' In London Ali Adam Awale Why is it Somaliland foreign policy and diplomacy has become too blurred and in coherent recently, What has gone wrong ???
Wednesday, July 23, 2014.

Maxaa Qaldan? W/Q: Caydiid Axmed Jaamac (Indha Warranle) Walaaltinnimadu waa waxaad naftaadda la jeceshahay oo aad walaalkaa la jeclaatay, waana lama huraan mudan ilaalinteeda iyo siinta qadderinteeda
Wednesday, July 23, 2014.

Inaad Qorto Qoraal Dadka Ka Nixiya Waxaa Ka Wacan Inaad Qortid Qoraal Dadka Ka Farxiya !!! weheshata waxeedana maasha oo quudata , waxii rábbi uu u qaddarayna ogol markaasi maantaba waa taa qarramadii
Wednesday, July 23, 2014.

Madaxweyne Siilaanyo & Xukuumadiisa oo Xaalkoodu Noqday Talisyoow Wareersani War Li'idaa Walee War Li'idaa Kulmiyoow War Li'idaa waxa kale, ee la yaab ah markii Qaramada midoobay ay la macaamili weyday Dawladu ay meel walba laga fadeexad
Wednesday, July 23, 2014.

Biyo La'aanta Hargeysa waxaa ka masuul ah Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye Waxaa inta ii dheer dhawaan waxaa jiray muwaadiniin bayaan soo saaray oo dawladooda uga cabanaaye biyo laanta
Wednesday, July 23, 2014.

Fadliga Habeenka Leylatul qadriga. Walaalayaal waxaa arin haboon ah in qofka muslimka ahi ku dadaalo daacada iyo cibaadada Allaah habeenkaas gaa
Wednesday, July 23, 2014.

Waxaanu tacsi tiiranyo leh halkan uga diraynaa dhamaan qoskii eheladii iyo qarabadii uu ka baxay Ilahay ha u naxaristii Marxuun Cheif Caqil Abokar Hassan Dhunkaal
Wednesday, July 23, 2014.

Oromada Iyo Hab-Dhaqanka Xun Ee Bulshada Ay Ku Hayaan Q2aad al fiir sanadkan ugu dambeeyey xadiga OROMAD waddanka soo gashay waa kuwo ku labanlaamaya xadiga kuwii sanadkii hore joogay
Wednesday, July 23, 2014.

Diintaa iyo nolosha ! (1aad) Hassan Basri Ilaahay ha u naxariisto wuxuu la kulmay nin la odhan jiray Farqad As-sabkhi oo jubad qurux badan xidhan oo aad u xaragoonaya
Wednesday, July 23, 2014.

Filasoofar Sato (Japan) Dhaadashadiisii Vs Dhaliyarta J.Somaliland Gulufkaa iyo Colaadaa, oo ahaa kii uu Maraykanku hubka halista ah ee loo yaqaan Nukliyeerka ku riday wadanka Japan
Wednesday, July 23, 2014.

Madashii Wadatashiga Oo Hal Sano Ka Dib Hadalkoodii La La'yahay Iyo Xusuustii Qormadii Aan Wakhtigaa Ka Qoray. By: Mohamed Hassan Daacad Ma aha su'aal taagan oo lays waydiinayo dadkan iyo cida ay yihiin hadaan si kale u dhigo, taariikh dooda
Wednesday, July 23, 2014.

Ururka Umadaha Xoogleyda W/Q: Cali Nuux Ducaale Ninkii aduunka ugu xooga weynaa ee laga sugayey inuu dhexdhexaadnimo la yimaado oo badbaadiyo kuwa la dhamaynayo
Wednesday, July 23, 2014.

Dhamaan Ilma Ciise Cawaale iyo Ilma Jidhaye Waxey Dhamabaal Hambalyo ah Hawada Umarinayaan Walaashood Khadra Maxamuud Xayd iyo Seygeeda Ismaaciil Cumar Geele
Wednesday, July 23, 2014.


Shacbiga Reer Jabuuti Oo La Fajacsan Kharashka Ku Baxaya Meherka Gabadha Uu Dhaley Madexweyne Geele 3.5 Milyan iyo Magaalada La Ciirciireysa Qabanqaabada Arooskan, oo la sheegay in uu ku baxayo qarashkii ugu badnaa noociisa ah oo ay dadka reer Jabuuti ku qiyaaseen 3.5 milyan lacagta Dollarka Mareykanka ah ayaa qabanqaabadiisu ka socotey mudooyinkii u dambeeyay, guud ahaanba
Thursday, July 24, 2014
Madexweynaha Dowlada Puntland Oo Ku Dhawaaqey in Meydka Marxuumada Saado Cali Warsame Sidegdeg ah Loo Keeno Garoowe iyo Dareenada Kuxeeran Sida ay hadhwanaagnews u xaqiijiyeen Saraakiil sare oo katirsan Dowlada Puntland Madexweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Cali Gaas, ayaa si adag uga dalbadey Madexweynaha Soomaaliya, iyo Raysalwasaaraha
Wednesday, July 23, 2014
Madax Dhaqameed iyo Wax-Garad Ka Hadlay Seeraha Banka Aroori iyo Fariinta ay direen Waxa Caawa Halkan Wada Fadhiya Dadkii ahaa Degaanka Aroori Waxaanu ka Digaynaa Dadka Wada inay Degaanka Aroori Seero uga dhigaan dad gaar ah
Wednesday, July 23, 2014
Maraykanka Oo Duulimaadyadiisa Ka Mamnuucay Inay Taggaan Dalal Africa Ee Ay Colaaduhu Ka Jiraan, Barriga Dhexe iyo Dalal Yurub Ku Yaalla Washigton-(HWN)- Hay’adda Maraykanka ee The US Federal Aviation Agency (FAA) ayaa uga digtay kana mamnuucday Diyaarada Maraykanka in ay u safraan oo ay duulimaad ku tagaan dalalka Afrika
Wednesday, July 23, 2014
Madexweyne Kuxigeenka Somaliland Ahna Kusimaha Madexweynaha Oo Dhambaal Tacsi ah Udiraya Marxuum Chief Caaqil Abokor Xasan Dhunkaal Oo Ku Geeriyoooday Dalka Yaman Warsaxaafadeed kasoo Baxey Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo uu ku sexeexan yahey Afhayeenka Madaxtooyada oo ka hadlaya dhambaalka Tacsida ah ee Madexweyne Kuxigeenka Somaliland ahna Kusimaha Madexweynaha Qaranka
Wednesday, July 23, 2014
Daawo-Muuqaal:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Luuqad Adag Ugu Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud Cid Kasta Oo Hishiis Baded Ama Hawed La Gasha Dawlada Somaliya Waxanan U Cadaynaynaa In Ay Ku Koobnan Doonto Uun Inta Ay Maamusho Somaliya ..M/Ku.Xigenka Somaliland Cabdiraxaman Saylici
Wednesday, July 23, 2014
Xisbiga Ucid Oo Dhinac Iskaga Leexiyey Warar Sheegaya Inuu Musharax Ka Noqon Doono Wasiirka Arimaha Debada, Jawaab Kululna Siiyey Warbaahintii Daabacday Warkaasi Hargeysa(HWN):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa dhinac iskaga leexiyey war ku soo baxay mid ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa.
Wednesday, July 23, 2014
44 Qof Oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Nigeia, Iyo Maraykanka Oo Ka Soo Hor-jeestay Cod Loo Qaaday In Baadhitaan Lagu Sameeyoo Weeraradii Yuhuudu Ay Ku Qaaday Gaza Warku waxa kale oo uu intaa ku daray in Sheekha iyo Janaraalka qaraxyadan lagu bar-tilmaameedsanayay aanu midkoodna ku dhiman weerarkan
Wednesday, July 23, 2014
R-Hadhwanaag:- Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Deegaanka Waxa Soo Jeedinaya Cabdicasiis Caydiid Cilmi(Yamani). Toddobaadkan Barnaamijka Waxa Aan Kaga Hadli Doonaa Qaybtii Labaad Ee Khayraadka Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland.
Wednesday, July 23, 2014
Ra'iisul Wasaarihii hore Saacid "Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado" Waxa uu sheegay Saacid inay dishay koox doonaya inay cabsi galliyaan shaqadda Baarlamaanku uu dalka u hayo, wuxuna xusay inay dhimatay tobankii dambe ee Ramadaan
Wednesday, July 23, 2014
R-Hadhwanaag:-Sheekh Aadan Sune Oo Jeediyey Muxaadiro Qiimo Badan Oo Ka Hadlaysa Dagaalkii Beder Ee Ay Islaamku Galeen Bisha Ramadaan….Dhagaysi Haboon Qaybtii Sadexaad R-Hadhwanaag:-Sheekh Aadan Sune Oo Jeediyey Muxaadiro Qiimo Badan Oo Ka Hadlaysa Dagaalkii Beder Ee Ay Islaamku Galeen Bisha Ramadaan….Dhagaysi Haboon Qaybtii Sadexaad
Wednesday, July 23, 2014
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dibu Dajinta Somaliland Oo Furay Aqoon Korodhsi Socon Doona Laba Cisho Sidoo kale waxa uu cadeeyay in qofkii lagu qabto isaga oo sita kaadh koobiya in ay ka qaadi doonaan talaabo sharciga waafaqsan waxaana uu yidhi”
Wednesday, July 23, 2014
Burco Oo Lagu Soo Gabo-gabeeyay Tartan Axaadiista ah Tartankan ayaa ka mid ah tartamada kor loogu qaadayo garaadka shacabka Somaliland, waxaana hore sidan oo kale loogu soo gabogabeeyay
Wednesday, July 23, 2014
Ururka SAGIC oo qalab Sporti ugu deeqay ciyaartoyga xaafadda Guryosamo ee Caasimadda Hargaysa......Daawo Sawiro Halkan ka akhriso warkaas oo dhamaystiran
Wednesday, July 23, 2014
Ciyaaryahan Frédéric Oumar Kanouté Iyo Balanqaadkiisa Reer Falastiin Halkan ka akhriso warkaas oo faahfaahsan
Wednesday, July 23, 2014
Daawo Muuqaal: Dilkii Allah Haw U Naxaristee Marxuumad Saado Cali Warsame iyo Sidii Uu Jawigu Noqday Halkan ka daawo warkaas oo Muuqaalkaas oo dhamaystiran
Wednesday, July 23, 2014
Guddoomiyaha Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay Dibu Dhac Ku Iman Kara Doorashada. Guddoomiyaha Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay Dibu Dhac Ku Iman Kara Doorashada.
Wednesday, July 23, 2014
Dhacdo yaab Badan Oo Kayaabisay Ciyaartoyga Lionel Messi(Daawo). Mid kamida Taageerayaasha xulka Aragentina ayaa sameeyay ficil yaabadan kaa soo ka yaabiyay ciyaartayga caanka ah ee Lionel Messi.
Wednesday, July 23, 2014
Daawo Muqaal:Mu'assasatu Al-karam ee Dawcada Iyo Horumarka Bulshada ee Gobolka Togdheer Oo soo Gaba gabaysay Dawro Aqooneed arday lagu barayay shareecada islamka
Wednesday, July 23, 2014
Daawo Muuqaal:-Suuq-Yada Magaalada Hargaysa Oo Si Xawli Ah Looga Dareemayo U Diyaar Garawga Ciidul Fidriga Iyo Guddoomiyaha Suuqa Waheen Oo Ka Waramay. Halkan Ka Daawo Warkaas oo dhamaystiran.
Wednesday, July 23, 2014
Israa'iil Oo Beegsatay Telefishanka Aljazeera Wasiirku wuxuu ku eedeeyay Telefishanka Aljazeera inay la safteen ururka Xamaas oo uu sheegay inay dacaayadahooda faafinayaan, isagoo Aljazeera ku tilmaamay telefishan cadow ah.
Wednesday, July 23, 2014
War Deg-Deg Ah: Saado Cali Warsame Oo Goor Dhawayd Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Muqidho (HWN):- Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa goor dhawayd dablay habaysani ay ku dileen wadada makal Mukarrama gaar ahaan dhismaha Xaaji Baasto ee magaalada Muqdisho
Wednesday, July 23, 2014
Sheekh Dirir Oo Goor Dhawayd Duhurkii Ka Jawaabay Su’aalo Ay Bulshadu Kasoo Waydiiyeen Dalka Gudihiisa Iyo Dibaddiisaba Waana Darsigii 22-Aad DHAGAYSI HABOON Waana Daris Ka Mida Duruusta Uu Sheekhu Sida Joogtada Ah Uga Jeediyo Masjidka Rusheeye Ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa. Iskudubaride C/salaam-Abuhurayra DHAGAYSI WACAN
Wednesday, July 23, 2014
Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Goor Dhawayd Duhurkii Jeediyey Kalimada Ku Saabsan Sakaatul Fidriga Iyo Axkaamteeda Waana Darsigii 22-Aad DHAGAYSI WACAN Waana Darsi Ka Mida Duruusta Sida Joogtada Ah Uga Socota Masjidka Cali-Mataan Ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa. Iskudubaride C/salaam-Abuhurayra DHAGAYSI HABOON
Wednesday, July 23, 2014
Warbixin & Qaylo-dhaan Culus: Fadlan Hor Ilaahay Aynu Ugu Gurmano Qoyskan Masiibadu Haleeshay Ee Ku Nool Xaafadda Goljano Ee Magaalad Hargeysa + SAWIRRO MURUGO BADAN Qoyskan Masiibadu Haleeshay Waxaa Isugu Biiray Macaluul Ba'an Iyo Xanuunno Ay Ka Mid Yihiin Waalli Iyo Suuxdin Waxaanay Ku Nool Yihiin Meel Aad U Yax-yax Badan FADLAN HOR ILAAHAY USOO CAAWI OO AYNU KA FAA'IIDAYSANNA BISHA RAMADAAN EE BARAKAYSAN
Wednesday, July 23, 2014
TAWAKAL EXPRESS Oo Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo La Yidhaa Etawakal Kaasi Oo Dhawaan Ay Soo Kordhisay Hormood-na Ka Noqotay + Xubno Shaqaalaheeda Ka Tirsan Oo Tabobar Loo Soo Xidhay Shahaadooyinna La Guddoonsiiyey (SAWIRRO XUL AH/DHAGAYSO)
Hadhwanaag:-Halkan Ka Dhagayso Warkii Caalamka Ugu Doorka Roonaa Waxaana Diyaar U Ah Wariye Maxamed Aadan Ismaaciil Jiglan
Daawo:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Xubin Ka Ahaa Waftigii Somaliland Uga Qayb Galay Wada-Hadaladii Somaliya Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay
Istanbul Communiqu? II: A Resounding Victory for People & Government of Somaliland
Daawo Muuqaal:- Kal-fadhigii Shanaad Ee Golaha Deegaanka Degmada Oodweyne Oo Maanta La Soo Gabagabeeyey Ka Dib Muddo Toban Maalmood Ah Oo Uu Socday.
Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo Warbixin Ka Dhagaystay Guddida arrimaha bulshada.
Wada Hadalada Soomaaliya iyo Soomaliland Waa Maan Barrey iyo Maan Bilaal
Waxaan ku talin lahaa in Soomaaliland laga badbaadiyo hogaan xumidda xisbiga kulmiye
Cusbitaalka Neerfaha Ee Hargeysa Neurology Center Oo Markii Ugu Horreysay Somaliland Keenay Dhakhaatiir Caalamiya Oo Ka Socda Jaamacada HARVARD University Ee Dalka Mareykanka.
"Wada-hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Noqdeen Sii Soco Oo Soo Soco,......Diyaarad La Sii Fuullo Iyo Diyaarad La Soo Fuulo,Wax Nuxura Oo Weynina Kamuu Soo bixin, Markaad Eegtid Qodobada"Murrashax Jamaal Cali Xuseen.
Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Shaacisay Inay Biyo Macaan Ka Heleen Magaalada Laas-caanood iyo Wadaamago´
R-Hadhwanaag: War Wixii Aanu Dalka Iyo Dibadaba Idiinka Haynay, Waxaana Soo Jeedinaya Najax Aadan Cunaaye
Noocyada garaha culus ee soomaalida. W/Q: Cali Cabdi Coomay
R-Hadhwanaag: Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Falaadhna Ku Ganay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo
R-Hadhwanaag: Wakiilka Markab Ay War-baahinta Qaarkeed Sheegeen in Budhcad Badeed Gacanta Ku Dhigtay Oo Beeniyay....Waraysi Gaar ah
 
http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=134967
http://www.bubahotel.com/index.php/9-uncategorised/73-about-buba-plaza-hotel
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=133284
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=132994
http://darutawhid.com/
http://nuralquran.wix.com/quran
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=131342
http://baligubadlemedia.com/2014/05/ottawa-xafladii-ugu-balaadhneyd-ee-18-may-ee-ka-dhacday-ottawa-daawo-sawirada/
http://somalilandmedia.com/2014/05/xafladii-ugu-balaadhnayd-canada-oo-toronto-ka-dhacday-iyo-cqadir-jubba-al-fanaan-himilo-oo-wacdaro-ka-dhigay-daawo-sawirada-qeytii-1-aad/
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=129106
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=128326
http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=128327
http://hadhwanaag.org/home/page69.html
http://hadhwanaag.org/home/maandeeqtv.html
http://somalilandsports.com/
http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=121816



©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.